WAJAALE NEWS

Khilaaf Xoogan oo Ka dhex qaraxay Masuuliyiinta Hay”adda dhawrista Tayada Somaliland

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Hay”adda dhawrista tayada Somaliland Maxamed Geedi Caynaanshe ayaa waxa uu markii ugu horaysay shaaciyay in uu jiro khilaaf xoogan oo maalmihii u danbeeyay u dhexeeyay isaga iyo Guddoomiyaha Hay”adda dhawrista.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version