Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland oo Ka Warbixiyey Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Maxkamada Sare iyo Garsoorka Dalku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland oo Ka Warbixiyey Marxaladihii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Mareen Maxkamada Sare iyo Garsoorka Dalku
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)-  Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland, ahna Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah ee JSL Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa waxa uu si qoto dheer uga warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay mareen maxkamadda sare iyo waaxaha kala duwan ee garsoorka qaranku soo mareen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/m-ZMR9yOAnk

COMMENTS
LINKS