Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Somaliland oo Hadalo Dardaaran Ah Ka Jeediyey Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn, Fariin Adagna U Diray Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Somaliland oo Hadalo Dardaaran Ah Ka Jeediyey Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn, Fariin Adagna U Diray Xukuumada
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Ceel-afwayn (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Somaliland Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax ayaa waxa uu hadalo dardaaran iyo guubaabo ah ka jeediyay shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn,Waxaana uu sidoo kale Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax fariin adag u diray Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/-BFvy6Jcd5A

COMMENTS
LINKS