Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Halkan ka daawo Barnaamij laga diyaariyay Taariikh nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa Wariyeyaashii ugu caansanaa gayiga Soomaalida oo ku geeriyooday magaalada London, mudo ka badan 30 sanana ka hawl galayay Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada BBC-da, kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada Warfaafinta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS