WAJAALE NEWS

Daawo: Barnaamij Laga Diyaariyay Taariikh Nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur

Hargeysa (WJN)- Halkan ka daawo Barnaamij laga diyaariyay Taariikh nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa Wariyeyaashii ugu caansanaa gayiga Soomaalida oo ku geeriyooday magaalada London, mudo ka badan 30 sanana ka hawl galayay Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada BBC-da, kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada Warfaafinta Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version