WAJAALE NEWS

Aqoonyahan Xuseen Badhaani oo Si Adag Uga Hadlay Barnaamijka Qaran-kaab Ee Qiimaaynta Wasiirada Xukuumada

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Xuseen Cabdi Cali Badhaani ayaa waxa uu si adag uga hadlay Barnaamijka la magac baxay Qaran-Kaab oo lagu tartan siinayay Wasiirada Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, waxaana uu sheegay in Barnaamijkaasi yahay mid ceeb ku ah qaranka Somaliland, Sidoo kalena aan la joogin wakhtigii la eegi lahaa waxqabadka Wasiiradaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

Exit mobile version