Axmed Yuusuf Yaasiin oo Si Adag Ula Dardaarmay Ergada Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Axmed Yuusuf Yaasiin oo Si Adag Ula Dardaarmay Ergada Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn
July 21, 2018 - Written by Reporter:

Ceel-afwayn (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Somaliland xukuumadii daahir Riyaale, Axmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa uu si adag ula dardaarmay ergada shirka nabadaynta Ceel-afwayn, Isagoo qurba joogta Somaliland uga digay hurinta Colaadaas.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

https://youtu.be/4QqRKMWRl3o

 

COMMENTS
LINKS