WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Heshiis Caalami Ah La Gashay Shirkad Samayn Doonta Calafka Xoolaha

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Maxamuud ayaa waxa uu maanta si rasmi ah heshiis dhinaca horumarinta Calafka Xoolaha ula saxeexday Shirkad Caalami ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version