Koomiishanka La Dagaalanka Musuq-maasuqa oo Gaadhay Gabiley, Xili Xaalad Cakirani Ka Taagan Tahay Golaha Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koomiishanka La Dagaalanka Musuq-maasuqa oo Gaadhay Gabiley, Xili Xaalad Cakirani Ka Taagan Tahay Golaha Deegaanka
July 22, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Guddoomiyaha Koomiishanka Maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq-maasuqa Axmed Jaamac Maxamuud ayaa waxa uu maanta gaadhay magaalada Gabiley, xili xaalad aad u cakirani ka taagan tahay golaha deegaanka degmada Gabiley, waxaana uu kulan deg deg ah la qaatay Isuduwayaasha Gobolka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS