WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha oo Ka Hadlay Dooni Siday Dad Tahriibayaal Ah oo Laga Soo Badbaadiyay Xeebaha Somaliland

Hargeysa (WJN)- Guddomiyaha Hay”adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somaliland Cabdikariin Ahmed Maxamed “Xinif” oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka warbixiyay dooni siday dad tahriibayaal ah oo laga soo badbaadiyay xeebaha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version