WAJAALE NEWS

Jawigii Saaka Uu Ku Furmay Shirka Nabadeynta Ceel-afweyn iyo Boqor Buurmadow oo Madasha Soo Gaadhey

Ceel-afwayn (WJN)- Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada dega deegaanka Ceel-afwayn oo uu si habsami leh saaka uga furmay halkaasi, ayaa waxaa goobta shirka soo gaadhay Boqor Cismaan Buurmadow oo shalay ka baaqday imaatinka Madasha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version