WAJAALE NEWS

“Mar Danbe Dib Loo Dhigi Maayo Xaajada Ceel-afwayn”. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Ceel-afwayn (WJN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, kana mid ah ergada dhex-dhaxaadinta ka wada labada beelood ee walaalaha ee wada dega Ceel-afwayn oo maanta hadal dardaaran ah ka jeediyay madasha Shirka Nabadaynta Ceel-afwayn ayaa waxa uu sheegay in aan mar danbe dib loo dhigayn xaajada Ceel-afwayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version