DEG DEG: Ciidamo iyo Tikniko Tiro Badan oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Somaliland Ku Soo Biiray | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DEG DEG: Ciidamo iyo Tikniko Tiro Badan oo Ka Soo Goostay Maamulka Puntland oo Somaliland Ku Soo Biiray
July 22, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman gaadiidka tiknikada iyo hubka fudud ayaa waxa ay maanta ka soo goosteen maamul Goboleedka Puntland, Iyagoo Ciidamada Qaranka Somaliland ku soo biiray, Waxaana Ciidamadan lagu soo dhaweeyay Duleedka Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS