Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland oo Ka Dayriyay Qabyaaladeynta Shaqalaha Dawlada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta Somaliland oo Ka Dayriyay Qabyaaladeynta Shaqalaha Dawlada
July 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqo gelinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase oo khudbad ka jeediyay kulan lagaga hadlayay samaynta xeerka talax gabka shaqaalaha Da,da ah ayaa waxaa uu ka dayriyay qabyaaladaynta Shaqaalaha Dawlada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/M-Y07KO1G6g

COMMENTS
LINKS