WAJAALE NEWS

Magaalada Tog-Wajaale oo Laga Dhagax Dhigay Xarun Cusub oo Baanka Dhexe Ee Somaliland Ku Yeelan Doono

Tog Wajaale (WJN)- Guddoomiye Ku-xigeenka Baanka dhexe ee Somaliland oo ay wehelinayaan Agaasmaha Baanka dhexe, Maamulka Gobolka Gabiley, Ka degmada Wajaale ayaa waxa ay maanta dhagax dhigeen xarun Cusub oo uu Baanka Dhexe ee Somaliland ku yeelan doono Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version