Baanka Dhexe Ee Somaliland oo Amar Ku Soo Rogay Lacagaha Ka Badan 10,000$ Ee Dalka Soo Galaya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe Ee Somaliland oo Amar Ku Soo Rogay Lacagaha Ka Badan 10,000$ Ee Dalka Soo Galaya
July 22, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu soo saaray wareegto uu shirkadaha, Ganacsatada iyo cidkastaba uu ku ogaysiinayo in ay bangiga Somaliland kasoo diwaan geliyaan lacagaha ka badan 10,000 ee dollar ee ay dalka la soo galayaan, Islamarkaana ay kala baxayaan

 

Halkan Hoose Ka Akhriso Wareegtada Baanku Soo Saaray

 

baan

 

 

COMMENTS
LINKS