DAAWO; Ciise Sheekh Muxumed Warsame Oo Si Adag Uga Falceliyay Hadal Dhawaan Suldaan Xasan Ku Duray Sheekh Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ciise Sheekh Muxumed Warsame Oo Si Adag Uga Falceliyay Hadal Dhawaan Suldaan Xasan Ku Duray Sheekh Aadansiiro.
July 22, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)  Ciise Sheikh Muxumed Warsame Oo kamida siyaasiyinta Gobolka Gabiley  ayaa jawaab adag Ka bixiyay hadal dhawaan uu suldaanka guud ee subeer awal ku weeraray sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo goob fagaare ka sheegay in loo baahan yahay Somaliland lawada leeyahay balse Suldaan xasan oo  goobta ku sugnaa uu ka jawaabay isagoo dhaliilay hadalkii sheekha Aadan

Ciise Sheikh Muxumed oo hadalka Suldaan Xasan Si Adag udhaliilay jawaabna ka bixinayay ayaa suldaan usoo jeediyay in Aanay wanaagsanayn in uu kala dhawaysto sheikh iyo Madaxwayne Muuse hadal sheikh Aadana uu ahaa kalmad Xaqa

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

https://youtu.be/goEcJl2T0J0

COMMENTS
LINKS