GABILEY(W,N) Ciise Sheikh Muxumed Warsame Oo kamida siyaasiyinta Gobolka Gabiley ayaa jawaab adag Ka bixiyay hadal dhawaan uu suldaanka guud ee subeer awal ku weeraray sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo goob fagaare ka sheegay in loo baahan yahay Somaliland lawada leeyahay balse Suldaan xasan oo goobta ku sugnaa uu ka jawaabay isagoo dhaliilay hadalkii sheekha Aadan
Ciise Sheikh Muxumed oo hadalka Suldaan Xasan Si Adag udhaliilay jawaabna ka bixinayay ayaa suldaan usoo jeediyay in Aanay wanaagsanayn in uu kala dhawaysto sheikh iyo Madaxwayne Muuse hadal sheikh Aadana uu ahaa kalmad Xaqa
HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;
https://youtu.be/goEcJl2T0J0