Xisbiga Waddani oo Magaalada Boorama Ka Daah-furay Diiwaan Gelinta Xubinimada Xisbiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Magaalada Boorama Ka Daah-furay Diiwaan Gelinta Xubinimada Xisbiga
July 22, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka daah-furay diwaan gelinta xubinimada Xisbigaasi.

Sidoo kale waxaa Munaasibadan ka soo qayb galay Xogahayaha guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, Masuuliyiin ka tirsan xisbiga iyo taageerayaal tiro badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/5gqYvTPLjXI

COMMENTS
LINKS