WAJAALE NEWS

Xisbiga Waddani oo Magaalada Boorama Ka Daah-furay Diiwaan Gelinta Xubinimada Xisbiga

Borama (WJN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ka daah-furay diwaan gelinta xubinimada Xisbigaasi.

Sidoo kale waxaa Munaasibadan ka soo qayb galay Xogahayaha guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi, Masuuliyiin ka tirsan xisbiga iyo taageerayaal tiro badan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/5gqYvTPLjXI

Exit mobile version