DAAWO; Mid Ka Mid Ah Ergadii Somaliland Ee Garoowe Tagay Oo Waraysi Xaasaasiya Bixiyay, Shaaciyayna Sobobta Arintan Ku Ka Liftay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mid Ka Mid Ah Ergadii Somaliland Ee Garoowe Tagay Oo Waraysi Xaasaasiya Bixiyay, Shaaciyayna Sobobta Arintan Ku Ka Liftay!
July 22, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) Dr Buuxane oo kamida Ergadii Reer Somaliland ee dhawaan garoowe utagtay dhex dhexaadinta colaada Somaliland iyo maamul goboleedka somaliya ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay arimo door ah iyo wixii uga soo qabsoomay safarkoodan.

BUUXANE

Sidoo kale Dr Buuxane ayaa ka waramay waxa uu ka ogaa safarkoodan  madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Aragtida uu ka qaatay madaxwaynaha maamul goboleedka puthland cabdiwali gaas

Dhanka kale Dr Buuxane ayaa carabka ku dhuftay dalka ay doonayaan in ay ku dhex dhexaadiyaan labadan dal Iyo halka ay umarayso Qorshaha Nabadaynta ah ee ay wadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://youtu.be/5km1reaMVHE

COMMENTS
LINKS