WAJAALE NEWS

Daawo: Bilicda iyo Quruxda Beeraha Banka Wajaale

Tog Wajaale (WJN)- Halkan hoose ka daawo muuqaal aad u qurux badan oo aanu idiinka diyaarinay bilcda iyo Quruxda beeraha Banka Wajaale oo wakhti roobaadkan si fiican ay u baxeen beeruhu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Beeraha Wajaale

https://youtu.be/obBleME9q7M

Exit mobile version