Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayan Wariye Mukhtar Nuux iyo Sakariye Nuux oo Caawa Aabahod Ku Geeriyoday Deganka Satiile, ee gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda Shabakada Wajaalenews Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayan Wariye Mukhtar Nuux iyo Sakariye Nuux oo Caawa Aabahod Ku Geeriyoday Deganka Satiile, ee gobolka Gabiley.
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilahayhi Raajucuun!

Dhamaan Masuuliyiinta,Wariyeyaasha, Tifitirayaasha, hawlwadeenada  Shabakada Wararka ee wajaalenews, net,  Waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii iyo Qaraabadii  uu ka baxay Marxuum Nuux Ibraahim oo caawa ku geeriyooday Deegaanka Satiile ee gobolka gabiley

Waxaan si gaara tacsi ugu diraynaa Wariye Mukhtaar nuux  Ibraahim iyo Sakariye Nuux Ibraahim,

Waxaan ilaahay igu baryaynaa inuu dhamanteen inaga siiyo samir iyo iimaan, Marxuumka ilaahay su,aasha ha u fududeeyo fil qaarina janatu farwdawsa

 

Aamiiiin Aamiiin Aamiin Aamiiiin Aamiiiin Aamiiiiin Aamiiin

tacsi

COMMENTS
LINKS