WAJAALE NEWS

Gudiga Difaaca Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland

Hargeysa (WJN)- Guddi hoosaadka difaaca ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan saacado qaatay ay la yeesheen Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar, Ugu horayn waxaa kulankan Faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha gudi hoosaadka Golaha Guurtida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

Exit mobile version