Gudiga Difaaca Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudiga Difaaca Ee Golaha Guurtida oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland
August 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddi hoosaadka difaaca ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan saacado qaatay ay la yeesheen Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar, Ugu horayn waxaa kulankan Faah-faahin ka bixiyay Gudoomiyaha gudi hoosaadka Golaha Guurtida.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

COMMENTS
LINKS