Wasaarada Maalgashiga Somaliland iyo Shirkada Shuraako oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Kacaya 8 Milyan oo Dollar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Maalgashiga Somaliland iyo Shirkada Shuraako oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Kacaya 8 Milyan oo Dollar
August 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada horumarinta Maalgashiga Somaliland iyo Shirkada Maal gelinta Ganacsiga ee Shuraako oo gacan ka helaysa Ururo kale ayaa waxa ay maanta kala saxeexdeen heshiis ku kacaya lacag dhan 8.Milyan oo dollar oo loogu tala galay in lagu maal geliyo Ganacsatada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/mki-GRYLhZY

COMMENTS
LINKS