WAJAALE NEWS

Wasaarada Maalgashiga Somaliland iyo Shirkada Shuraako oo Kala Saxeexday Heshiis Ku Kacaya 8 Milyan oo Dollar

Hargeysa (WJN)- Wasaarada horumarinta Maalgashiga Somaliland iyo Shirkada Maal gelinta Ganacsiga ee Shuraako oo gacan ka helaysa Ururo kale ayaa waxa ay maanta kala saxeexdeen heshiis ku kacaya lacag dhan 8.Milyan oo dollar oo loogu tala galay in lagu maal geliyo Ganacsatada Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/mki-GRYLhZY

Exit mobile version