WAJAALE NEWS

Daawo: Goobta Uu Ku Sugan Yahay Madaxweynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo La Shaaciyay

JigJiga (WJN)- Wararka hada naga soo gaadhaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar uu wali ku sugan yahay magaalada Addis Ababa.

Sidoo kale Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan meesha uu kaga sugan yahay caasimadda.

Dhanka kale Wararka qaar waxay sheegayaan in uu ku sugan yahay guri uu qoyskiisu ka sii daganaa magaalada Addis Ababa, balse si madax bannaan looma xaqiijin karo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version