“Khayraadkii Berbera Hore Ayaa Loo Dhameeyay, Maantana Buurihii Ayaa La Xarashayaa”..Xildhibaan Siciid Cartan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Khayraadkii Berbera Hore Ayaa Loo Dhameeyay, Maantana Buurihii Ayaa La Xarashayaa”..Xildhibaan Siciid Cartan
August 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu Wasiirka Hawlaha Guud uu ku eedeeyay in uu khayraadkii magaalada Berbera siiyay Shirkad gaara oo uu ka xaraashay, waxaana uu fariin adag u diray Xukuumada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/nFXuXjVzL3A

COMMENTS
LINKS