Maxaa Ka Jira In Ganacsade Cumaani La Wareegay Buurihii Gobolka Saaxil?. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxaa Ka Jira In Ganacsade Cumaani La Wareegay Buurihii Gobolka Saaxil?.
August 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Qambi ayaa waxa uu beeniyay in buurihii ganacsade Cumaani ay ku wareejisay buurihii gobolka Saaxil.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS