“Somaliland Oo Noqotay Dawladda Kelliya Ka Bedbaaday Qalalaansaha Iyo Dufaannada Isbedal” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Oo Noqotay Dawladda Kelliya Ka Bedbaaday Qalalaansaha Iyo Dufaannada Isbedal”
August 8, 2018 - Written by Reporter:

Madaxwaynaha Somaliland ee muddo ka yar sanadka dalka xukumayay ayaa ku guulaystay inuu ka gaashaanto duufannada isbadallada iyo qalaanlasaha geeska Afrika ka bilaabmay, Isagoo dalka heegan galiyay ciidamada amaanka duwan iyo xuduudaha dhamaantoodba, waxaa kale oo uu go’aan wanaagsan ka gaadhay qalaanlasaha kililka ka dhacay isagoo howl galiyay ha’yadda barakacayaasha iyo dib u dajinta, si haddii qaxoonti dalka soo galaan, loo soo dhaweeyo siduu sheegay guddoomiyaha hay’addaasi mudane Xinif waxaa kaloo madaxwaynuhu shacbiga u sheegay in la ilaaliyo qoomiyada oromada oo dagaal ka dhexeeyo baryahan danbe sida ka dhacday Jabuuti iyo Soomaaliya arrimo aargoosiya oromada, laguu gaystay haddaba dalka aan la aqoonsan ee noqday laambad ka dhex iftiimaysa geeska africa xaga dimuqradiyada iyo hirgalin xusbiyo badan iyo doroshoyin. Shacbigu codeeyo iyadoo dalalka jarkeda aanay awoodin doorosho shacbigu shanti sanaba ciday rabaan doortaan ayaa haddana beesha calaamku aanay wali aqoonsan. Haddaba madaxwayne Muuse markay isagoo ku cusub iyo isbadaladu wada kulmeen siduu uga gashantay.

Madaxwsyne Muuse khibrad waynu u leeyahay siyaasada geeska Mudana kusoo dhexjiray isagoo adegsanaya sideganansha ay uu arintan uwaday iyadoo dadbadani mudadan danbe lahayen siyasadi muse ee dibadu way isxidhay ayaa waxaa inoo soo muqata inuu muse talaboyin wayeel wado kuwasoo midha dhalkodu muqdo.

Qalinkii Axmed Gobanimo

Hargeysa, Somaliland

COMMENTS
LINKS