WAJAALE NEWS

Roobab Khasaare Sababay oo Ka Da’ay Magaaladda Burco

Burco (WJN)- Roobab xoogan oo lagu diirsaday islamarkaana khasaare xoogan sababay ayaa habenimadii xalay ahayd waxaa uu ka d,ay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version