Golaha Wakiillada oo Markale Soo Bandhigay Fadeexado iyo Caddaymo Musuq-maasuq oo Dul Hoganaya Wasiirro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada oo Markale Soo Bandhigay Fadeexado iyo Caddaymo Musuq-maasuq oo Dul Hoganaya Wasiirro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo
August 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha gudida daba galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxa uu markale soo bandhigay Cadaymo iyo fadeexado musuq-maasuq oo dul hooganaya Wasiirro ka tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS