Guddoomiye Ku-xigeenka Garabka Haweenka Ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga hadashay Xadhiga Suldaan Cune | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Ku-xigeenka Garabka Haweenka Ee Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga hadashay Xadhiga Suldaan Cune
August 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiye Ku-xigeenka Garabka haweenka ee xisbiga mucaardika ah ee Waddani, Ahna murashax u taagan jagada xildhibaanimo ee doorashada soo socota ee Golaha Wakiilada Somaliland Marwo Kaltuun Maxamuud Xuseen ayaa waxa ay ka hadashay xadhiga Suldaan Cune iyo xaalada uu ku sugan yahay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS