Daawo-Hooyo Haysata Ubad Agoon Ah Oo Madaxweynaha ugu Baaqday in Laga Qabto Xildhibaan Ku haysta Dhulkoodii. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo-Hooyo Haysata Ubad Agoon Ah Oo Madaxweynaha ugu Baaqday in Laga Qabto Xildhibaan Ku haysta Dhulkoodii.
August 9, 2018 - Written by Editor:

Daawo-Hooyo Haysata Ubad Agoon Ah Oo Madaxweynaha ugu Baaqday in Laga Qabto Xildhibaan Ku haysta Dhulkoodii oo ku yaala magaalada tog wajaale

sidoo kale hooyadan ayaa ku dooday in ay aqbaleen town balankii magaalada oo isagu ka dubiyay qayb kamida dhismaheeda basle hada lagu haysto laba mitir oo kasoo hadhay dhulkoodii;

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS