WAJAALE NEWS

Daawo: Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Magaalada Jigjiga

Jigjiga (WJN)- Iyadoo ay rabshado xoogani ka dhaceen qeybo ka mid ah dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa caadi ku soo noqonaya Amnigii magaalada Jigjiga.

Waxaa furan ganacsiyo badan, waxaana la qorshaynayaa in shacabka magaaladu ay mar kale nadiifin ka bilaabaan waddooyinka magaalada.

Dawladda ayaa dadaal ugu jirta in ay noloshu caadi ku soo noqoto, inkastoo ay wali taagan tahay hubaanti la’aantii siyaasadeed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version