Siddee Biyo Ku Filan Ay Hargaysa Ku Heli Kartaa? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siddee Biyo Ku Filan Ay Hargaysa Ku Heli Kartaa?
August 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay la deris noqotay Xaaladda Biyo-yaraaneed, iyada oo ah magaalada Dadka ugu badani ay ku dhaqan yihiin guud ahaan dalka Somaliland, isla markaana sannadba sannadka ka dambeeya ay Tirada Dadku badanayaan, Magaaladuna sii ballaadhanayso, sidoo kalena ay garab-socoto baahida Biyaha loo qabo oo iyaduna horu-socodkaas garab-socota.

Dhanka kale Cabdirisaaq Axmad Gaas oo ka tirsan guddiga wada mashruuca biya-gelinta Hargaysa ayaa ka hadlay sida ay magaalada Hargeysa u heli karto biyo ku filan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS