WAJAALE NEWS

Dalada Sonsaf oo Ka Digtay Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta dalada ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee Sansaf oo kulan balaadhan maanta ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version