Dalada Sonsaf oo Ka Digtay Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalada Sonsaf oo Ka Digtay Dib U Dhac Ku Yimaada Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka
August 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Masuuliyiinta dalada ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee Sansaf oo kulan balaadhan maanta ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada Doorashooyinka golaha Wakiilada iyo Deegaanka

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS