WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland oo Magaalada Wajaale Ka Daah-Furay Xeer-nidaamiye Lagu Maamulayo Gadiidka Xamuulka Qaada

Tog Wajaale (WJN)- Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka Somaliland ayaa waxa uu maanta magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ka daah-furay kulan lagu lafagurayo Xeer-nidaamiye lagu maamulayo gaadiidka qaada xamuulka xad dhaafka ah.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ys2K6EfxG3o

Exit mobile version