DAAWO; Sheekh Aadan-Siira Oo Deeq Timir ah Gaadhsiiyay Qoysaskii Roobabkii Duufaanta Watay Khasaaraha Ugaysteen Ee Awdal Iyo Salel. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadan-Siira Oo Deeq Timir ah Gaadhsiiyay Qoysaskii Roobabkii Duufaanta Watay Khasaaraha Ugaysteen Ee Awdal Iyo Salel.
August 9, 2018 - Written by Editor:

Borama(W,N) Sheekh Aadan Xaaji maxamuud xiiray (Aadansiiro) oo kamida culimada reer somaliland ayaa deeq timir h u Wareejiyay gudida taakulayn dadkii roobabkii duufaata watay khasaaraha gaadhisiiye ee gobolada awdal iyo salal

deeq timir ah

Sheekh Aadansiira oo ku sugan magaalada borama kana wakiil ah xubno kamida qurba joog reer somaliland ayaa deeqdan wuxu ku wareejiyay gudida taakulaynta.

sheekha

Halkanka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS