DAAWO Munaasibad Lagu Taageerayo Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Oo USharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Hargaysa Lagu Qabtay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Munaasibad Lagu Taageerayo Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Oo USharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Hargaysa Lagu Qabtay.
August 9, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Maxamed Sheekha Cabdiaxmaan oo kamida dhalinyrada magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqayn in uu utartami doono golaha deegaanka caasimada hargaysa doorshada soo socota.

MURASHAX MAXAMED

Waxaana magaalada hargaysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo murashaxnimada maxamed sheikh iyadoo ay xafladan kasoo qaybgaleen aqoonyahan ,siyaasiyiin, iyo waxgaradka beesha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN;

COMMENTS
LINKS