WAJAALE NEWS

DAAWO Munaasibad Lagu Taageerayo Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Oo USharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Oo Hargaysa Lagu Qabtay.

HARGAYSA(W,N) Maxamed Sheekha Cabdiaxmaan oo kamida dhalinyrada magaalada hargaysa ayaa ku dhawaaqayn in uu utartami doono golaha deegaanka caasimada hargaysa doorshada soo socota.

Waxaana magaalada hargaysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo murashaxnimada maxamed sheikh iyadoo ay xafladan kasoo qaybgaleen aqoonyahan ,siyaasiyiin, iyo waxgaradka beesha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN;

Exit mobile version