Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Dhul Hanti Guud Ah Ku Wareejiyay Shaqsiyaad Gaar Ah, Xili Ay Xukuumadu Joojisay Bixinta Dhulka Danta Guud | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo Dhul Hanti Guud Ah Ku Wareejiyay Shaqsiyaad Gaar Ah, Xili Ay Xukuumadu Joojisay Bixinta Dhulka Danta Guud
August 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Qambi ayaa dhul danguud ah oo ku yaala duleedka Koonfureed ee magaalada Hargeysa waxaa uu u fasaxay shaqsiyaad gaar ah wakhti xukuumadu ay joojisay dhulal badan oo hanti dan guud ahaa oo hore loo bixiyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/KZvt7Vs6z2U

COMMENTS
LINKS