Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha Itoobiya
August 10, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Doodii Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxaa lagu faaqiday Isbedelka ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalada dhexmara qoomiyadaha kala duwan ee ku nool dalka Itoobiya iyo Saamaynta ay ku yeelan karto isbedelada ka socda Geeska Afrika.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LrQeT1HgeXs

COMMENTS
LINKS