WAJAALE NEWS

Daawo: Doodii Jimcaha ee BBC-da oo Lagu Faaqiday Isbedelka DDSI iyo Colaadaha Dhexmara Qoomiyadaha Itoobiya

Hargeysa (WJN)- Doodii Jimcaha BBC-da ee maanta ayaa waxaa lagu faaqiday Isbedelka ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalada dhexmara qoomiyadaha kala duwan ee ku nool dalka Itoobiya iyo Saamaynta ay ku yeelan karto isbedelada ka socda Geeska Afrika.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LrQeT1HgeXs

Exit mobile version