DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo kormeer Ku Tagay Tuulada Fadhi-gaab Ee Deegaanka Ceel-afwayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo kormeer Ku Tagay Tuulada Fadhi-gaab Ee Deegaanka Ceel-afwayn.
August 10, 2018 - Written by Editor:

CEEL -AFWAYN(W,N) Wafti wasiiro iyo iskugu jira madaxdhaqameed oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay tuulada fadhigaab ee deegaanka ceel afwayn  oo kamida deegaanadii colaadu ka dhacay

Xubnahan waftiga ah ayaa hadalo dar daaran iyo duco iyo awaamiir culus ujeediyay dadka deegaanka ku dhaqan

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS