CEEL -AFWAYN(W,N) Wafti wasiiro iyo iskugu jira madaxdhaqameed oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay tuulada fadhigaab ee deegaanka ceel afwayn oo kamida deegaanadii colaadu ka dhacay
Xubnahan waftiga ah ayaa hadalo dar daaran iyo duco iyo awaamiir culus ujeediyay dadka deegaanka ku dhaqan
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;