Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo gaadhay magaalada Ceerigaabo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo gaadhay magaalada Ceerigaabo
August 11, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS