WAJAALE NEWS

Wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland oo gaadhay magaalada Ceerigaabo

Ceerigaabo (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxa ay maanta gaadheen magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version